Kulmiye Development Organization

Haayada KDO Oo Kaashaneysa Qeybaha Kala Duwan Ee Dowlada, ayaa kormeeray beeraha Jibagale

Iyadoo Lagu Jiro Xaalad Iyo Duruurf Adag Isla Markaana Ay Jiraan Dhaqaale Xumo Baahsan Oo Dalka Kajira, Hadana Haayada Kulmiye Development Organization Oo Kaashaneysa Qeybaha Kala Duwan Ee Dowlada, waxa ay kormeereen beeraha Jibagale

Wasiirka Wasaarada Shaqada iyo Arimaha Bulshada Xukuumada Federaalka Soomaaliya iyo Wafdi uu Hogaaminayo ayaa Booqday Beeraha Jibagale .

KDO Waxa Ay Marwalba Ka Shaqeynaysaa U Kuurgalida Xaalada Bini’aadanimo Ee Ka Jira Deegaanada Somaliya Gaar Ahaan Puntland.

Kulmiye Waxay Ay Ka Dhabeysay Bilowga Iyo Taageerida Rajada Nololeed Ee Qaxootiga Kunool Deegaanada Puntland Oo Duruufo Dhaqaale Xumo Iyo Mid Cuno La’aanba Ay Soo Wajahday Bilihii Ugu Danbeeyay Kuwaas Oo Uu Saameeyay Safmarka Caabuqa COVID19 Oo Dunida Kala Xiray.